Ismiidamin ka dhacdayJeelka Nabadsugida ee Jilicow

Waxaa Daqiiqado yar kahor Xabsiga ugu weyn ee Hay’ada Nabad Sugida Qaranka ku leedahay Magaalada Muqdisho lagu qaaday weerar ismiidaain ah , waxaana hada gudaha Xabsiga ka dhaceysa rasaas aan la ogeyn cida rideysa.

Qarax xoogan ayaa laga maqlay Godka Jilacow oo ah xabsiga ugu weyn ee Hay’ada Nabad Sugida ku leedahay Magaalada Muqdisho , waxaana xiligan la maqlayaa rasaas xoogan oo warar kala duwan kazoo baxaya waxa ay tahay , waxaana aad u adag in la helo xogo faah faahsan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s