Roobab Mahiigaan oo ka Da’ay gobolka Sanaag

Deegaano kala duwan oo ka tirsan gobolka Sanaag waxaa ka curtay roobabkii guga kaas oo ka da’ay deegaano badan oo gobolkaasi ka tirsan oo aad ugu baahnaa.

Roobabkan oo qaarkood ay wateen dabeylo ayaa la sheegay in ay biyo badan dhigeen degaanka, waxaana siweyn u soo dhaweeyay dadka deegaanka oo siweyn ugu baahnaa roobkan

Ceelka degmada baran ayaa la sheegay in biyo badan oo ku soo rogmaday awgiis uu buuxsaday isagoo fatahaad sameeyay waasida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Waxa ala sheegay in roobabkan ay siweyn uga curanayeen todobaadyadii ugu dambeeyayba deegaano badan oo ka tirsan gobolkaas sida deegaanad ku teedsan buuraleyda golis .

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s