Xildhibaan Puntlandah oo al sheegay in uu Diinta ka Baxay

Xildhibaan Xassan Xaange Maxamed oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul Gobleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa si kulul u beeniyay warar soo baxay oo lagu sheegay in Xildhibaanka uu u gafay diinta islaamka uuna ridoobay.

Shir Jaraa’id uu shalay Magaalada Garawe uu ku qabtay Xildhibaan Xassan Xaange Maxamed ayuu ku beeniyay hadalo uu sheegay in Salaadii Jimcii laga faafiyay qaar kamid ah Masaajidyada Magaalada Garawe taa oo lagu sheegay in uu ka baxay Diinta Islaamka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in uu yahay Nin Muslim ah , oo heesta diinta islaamka, waxa uuna ku hanjabay in maxkamad la tagi doono dadkii ka faafiyay wararka been abuurka ah uu sheegay in lagu baneesanayay nafsadiisa.

Halkan ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Xildhibaan Xaange

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s