Deg deg-Amirkii Amniyaadka Shabaab oo la khaarijye.

hey.adda naabd sugidda iyo sirdoonka ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku shegtay in la khaarijiye amiirkii sirdoonka shabaab.

Warsaxafadeed

Howgal ay xalay iska kaashadeen Hayadda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka  Somaliyeed iyo dhigooda  Mareykanka, ayaa  waxaa lagu qarajiyen meel25-KM   u jirta Saakow, Amiirkii Amniyaadka iyo  Sirdoonka maleeshiyada Al-shabaab oo  lagu magacabi jiray Cabdishakuur – islamarkaana kooxda Shabaab ay u yaqaaneenTahliil , kaa soo dhawaan ay ku badaleen Sakariya oo hada gacanta NISA kujira.

Sidoo kale Horjoogahaas weerarka duqeynta cirka lagu dilay ayaa waxaa sidoo kale la geeriyooday 2 qof oo ka tirsanaa kooxda Shabaab oo kala ahaa horjoogayaal iyo Maleeshiyo, kuwaasoo   aan magacyadooda aan dib u soo bandhigi doono.

Dhanka kale waxaa soo baxayay warar sheegaya in Horjoogihii kooxda Shabaab u qaabilsanaa dhanka Sirdoonka ee lagu macagaabo  Sakariye u gacan galay dowlad kale, taasoo ah warar been abuura, waxaana Sakariye uu ku jira gacanta NISA, Hayadda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka.

Xiliyada soo socda ayeey dowladda Soomaaliya kasoo saari doonta warbixino dheeraad ah.

Mahadsanid.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s