Comments are closed
Month: January 2015
Barlamankii oo aqbalay codsigii R/W
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabak ee magaalada Muqdisho ayaa ogolaaday codsiga Ra’iisul … More
Dowladda Federaalka oo ka joojisay Baarista Shidaalka ay Red Emperor ay ka samaynaysay Puntland
Garoowe [RBC Garoowe] Shirkadda Baarista Shidaalka ee la yiraahdo Red Emperor oo fadhigeedu yahay dalka Awstaraaliya ayaa ku xustay warbixinta … More
R/W Cumar C/rashiid oo waqti dheeraad ah ka codsaday guddoonka BF
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah ka codsaday Guddoonka Baarlamaanka si uu usoo dhameystiro xukuumadiisa oo hadda ay … More
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eeday Puntland Usoo Jeedisya Oo Ku Saabsan Markabka Hubka Sida
Comments are closed
Wasiirka Amniga Puntland ”Hubkii Barbara lageeyay Soomaaliland & Alshabaab ayaa Wadaaga, qalab argagixisadu isticmaashaana kujira”Daawo.
Wasiirka amniga Puntland maanta waxa uu ka hadley markabkii hubka sidey ee 24 bishaan lagu qabtey marsada ber-bera ee maamulka … More
: Xildhibaan Kula-lihi oo sheegay in Ururka Dam Jadiid aanu fahamsanayn macnaha dimuqraadiyadda
“Nidaamka Dimuqraadiyadda faraa ku taagan, adduunka dhan waa sheeganayaa dimuqraadiya, anagana waxaa nagu soo wajahan Ururo Diimeed, aanan aaminsanayn dimuqraadiyadaas.” … More
Xisbiga UCID oo Aaminsan inaanay Doorasho Ka dhici Doonin dalka Wakhtigii loo muddeeyey
Hargeysa (- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID sheegay inaanay jirin doorasho dalka ka dhacaysa 26-ka June 2015-ka.Xisbigu wuxuu dib u … More
Soo dhoweyntii Suldaan Saciid ee Hargeisa
Jaaliyada SSC ee wadanka imaraadka oo kulan sharafeed ugu tagay suldaanka guud ee beelaha warsangali (Daawo)
Waxaa magaalada Dubai ee wadanka imaaraadka ayaamahan booqasho ku joogey suldaanka guud ee beelaha Warsangeli suldaan SICIID SULDAAN CABDISALAAN SULDAAN … More
Markasta oo Raisalwasaare ka yimado Dhinaca Puntland reer Makhir Wa ku Wasiir la’yihiin
Siddan wadda ognahay illaa hadda waxa so maray dowladda Somalia laba raisal wasrae oo ka yimi dhinaca Puntland labadas o … More
Magacyada Wasiirradda,Taariikhdooda iyo Qabiiladda ay ka soo jeedaan:
1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga ,waa Isaaq ,Habar Awal,Sacad Muuse ,Nuux … More
Wasiir Xirsi Oo Dhagax Dhigay 20 KM Wajiga Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceerigaabo ( VIDEO )
Jan 27, 2014 Hargeysa ( – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Dhagax Dhigay 20 KM Wajiga Labaad … More
Hay’adda Bisha Cas ee Qatar oo howlaheeda samafalka ku ballaarineysa Soomaaliya
Hay’adda Bisha Cas ee dalka Qatar ayaa la saxiixatay heshiis is-faham oo labo geesood ah hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya. Heshiiska … More