Xaafadaan oo lagu magacaabo “Daru Salaam” ayaa ku taala xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid, iyadoo laga dhisay ayaa ah mid … More
Month: August 2015
Digil iyo Mirifle xaqma u leeyihiin Xubin Barlamaan in Laggasiiyo Puntland iyo Galmudug
Dr. Ustaad Aadan oo ah Afhayeenka beesha DIGIL IYO MIRIFLE oo Barnaamijka Maxaa Soo Kordhey Lagu Casumey ayaa wax aad … More
SHIRKADIHII LAGU WAREEJINAYAY HAAMAHA SHIDAALKA OO FASHILIYAY MUSUQ MAASUQ
Xukuumada iyo Maamulka Jubba oo isku afgartay in dib u eegis lagu sameeyo qaabka dhismaha ee Baarlamaanka Jubbaland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayay ayna ka ka mid ahaayeen xubno ka … More
Maamulada hadda jira Puntland moyee inta kalle wa ku meel gaadh
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Maamujl Goboleedyada Hadda Dalka Ka Jiraa Ay Yihiin Ku … More
Wasiir Cadami oo sheegay in khubaro cilmi nafsiga taqaan loo dirayo xeryaha ciidamada
August-29-2015-Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis … More
Samatar iyo dhaqanka xun ee xaasidnimada ah ee uu ku dhex arkay bulshada soamliyeed
Halkan ka daawo asaaskii Jamacada Makhir oo hadda dhismaheeddii billabmayo
Halkan ka daawo siday ku billabantay jamacada Makhir UNI Ururkii asaasay iyo qofkii fekerka lahaa o ka miro dhaliyayay waxanna … More
Boqolaal muhaajirin oo ku geeriyoodey xeebaha Libya
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qaba in ay ku geeriyoodeen Galbeedka xeebaha Libya kadib markii ay dageen labo doonyood … More
Nin $1,500 Mushahar Ah Qaata Oo Maalin Kasta Daaro Dhisanaya, Oo Todoba Baabuur Wata, Oo Naagtiisu Mid Wadato, Oo Inantiisu Mid Wadato…”Cabdikariim Axmed Mooge –
Nin $1,500 Mushahar ah qaata oo Maalin kasta Daaro dhisanaya, oo Guryo jeexanaya, oo todoba baabuur wata, oo naagtiisu mid … More
Soo xiritaankii shirkii jamacada Makhir ee saddexda cisho socday
Madaxweynaha iyo Xildhibaanadii Moshinka ka keeney oo heshiis hordhac ah gaarey
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha ayaa shuruudo ku xiray inay ka noqdaan Mooshinkaasi oo ilaa … More
Xiritaankii shirkii aya katalinta Jamacada Makhir ee Badhan
Waxa shallay gallab la so khatimay shirweynihii aya katalinta jamacada makhir shirkaas o muddo saddex cisho ah ka socday Hoolka … More
Xildhibaan Shariif Cabdalla “Beesha caalamka masoo faragelin karto Mooshinka”
Iyadoo shalay uu ku dhawaaqay Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Nicholas Kay inuu ka soo horjeedo Mooshinka laga … More