Month: December 2015
Shariif Xasan oo laga cabsi qabo in uu Caqabad ku noqdo shirka Madasha wada tashiga ee Kismaayo.
Maamulkii looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa laga yaabaa inuu dhaliyo khilaaf hor leh oo ku aadan arrimaha … More
Isbahaysigu Waa Niman Aanu Difaac Soo Wada Galnay, Laakiin Khalad Wuu Dhacaa , Ee Waxa Xasanaad Badan In Qofku Uu Qirto Khaladkiisa,” Wasiir Cadami
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye … More
Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo la magacaabay
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaawday Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan xilka Safiir ku xigeen ahna Qusulka Safaaradda … More
Shariif Xassan oo dacwad ku saabsan Axmed Madoobe u gudbiyay dowlada Ethiopia, isla maanta ayaa loo yeerey Axmed madoobe
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u duulay magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Dowlada … More
:Somaliland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saartay Arimaha Socdaalka, Sida Oo Kalena Digniin
Daawo:Somaliland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saartay Arimaha Socdaalka, Sida Oo Kalena Digniin U Dirtay Ajaanibka Sharcida Darada Ku Jooga … More
Somaliya Oo Joojisay Shir Uu Midowga Yurub Dhaqaale Ugu Ururinayay Mashruuca Berbera Corridor Ee Isku Xidhaya Dekedda Berbera Iyo Itoobiya –
December-27-2015- Dawladda Somaliya ayaa joojisay shir uu ururka Midowga Yurub qaadhaan ugu ururinayay jidka Dekedda Berbera ku xidhaya Itoobiya. Wargeyska … More
Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga iyo Ismaaciil Hure Buubaa Oo markii ugu horaysay ka hadlay Arimaha Somaliland.. Waraysi Xiiso badan..Daawasho wacan.
DAAWO Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga iyo Ismaaciil Hure Buubaa Oo markii ugu horaysay ka hadlay Arimaha Somaliland.. Waraysi Xiiso badan..Daawasho wacan. … More
Wasiir Xigeenka Amniga Oo Ka Hadlay Wiilkii Yaraa Ee Lagu Gawracay Gobolka Sool –
Hargeysa( Wasiir xigeenka amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay inaan caddaymo rasmi ah loo ilmo yar … More
DAAWO CABDIRASHIID DAHABSHIIL OO MARKI UGU HOREYSAY KA HADLAY DACWADA DAAHIR CALASOW +SOLJA +CALASOW.
Magaalada Jowhar oo laga mamnuucay Haweenka isticmaalaha indha-shareerka iyo Bajaajka
Magaalada Jowhar waxaa ka bilowday olole lagu xoojinayo nabadgelyada iyo isu socodka dadka rayidka ah, iyadoo la fiyo in dhowaan … More
Hay’ada Nabad sugida oo soo qabatay Dad waday Barnaamij Shiico looga dhigayo Soomaalida
War bxin ay soo saaratay Hay’ada Nabad sugida Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in howlgal ay Ciidanka NISA ka sameeyeen … More
Dowladda Soomaaliya oo shaqaale u direysa dalalka Qatar iyo Sacuudiga
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay bilowga sanadka cusub in shaqaale Soomaali ah … More
Faarax C/qaadir oo loo rabo Madaxweynaha maamulka loo dhisi doono Hiiraan iyo shabeelaha dhexe
Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku sugan Magaalada Baladweyne waxaa ka mid ah Xildhibaan Faarax C/qaadir oo lagu xanto inuu … More