Madaxweyne Cabdi weli Gaas iyo Cabdikariim Guuleed oo Abudhabi waddahadal uga furmay

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Cali Gaas, ayaa gaaray waddanka Imaaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Abu Dhabi, halkaas oo ay ku saganyihiin madaxda maamul goboleedyada dalka Somalia qaybtood.

Lama oga, arrinta rasmiga ah ee safarkaas ku saabsanyahay, balse waxaa halkaas ku shirsan madaxda maamullada Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug.

Ilaa hadda lama oga qorshaha dhabta ah ee madaxdaas ka hadlayaan iyadoo Qaramada Midoobay warbixin ay soo saartay ku canaanatay madaxda maamullada gaabiska ay ku hayaan doorashada 2016 islamarkaana u sheegtay inay qaadan mas’uuliyadda wixii kasoo baxa.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa GO u xaqiijiyay in madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, Axmed Madoobaha Jubbaland iyo Cabdikariim Guuleed-ka Galmudug, isku arkeen hotel ku yaalla magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay wada daganyihiin.

Xogta, ayaa intaas ku daraysa in madaxweynaha Jubbaland wado qorshe lagu wada hadalsiinayo Cabdiwali Cali iyo Cabdikariin Xuseen, iyagoo lagu kulansiin doono magaalada Kismayo, waxaana cadaadis lagu saaraya madaxweynaha Puntland inuu arrintaas aqbalo. Xogtu ma xaqiijin waqtiga rasmiga ah ee

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s