Month: February 2017
Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed, ayaa magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada, sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska … More
Nin Malxiisad U Noqday Gabadh Caruusad Ah Iyo Caruuskii Dhacdadu Ku Dhacday Oo Ka Warbixiyey Qaabkii Ay U Dhacday Iyo Siduu Wax Ku Ogaaday
Waxgaradka demada Badhan Ee gobolka sanaag oo ka hadlay wax qabadka ay dawladu ka wado gobolkasi
Raisal wasaraha Somalia oo la shiray Maanta Xildhibanda beesha Darood
Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulamo xasaasi ah la leh xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya … More
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare cusub.
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare … More
Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo sii fidaya
Dab kacay Salaaddii Subax ayaa wali kasocda magaalada Muqdishu caasumadda Somalia, kaasoo hadda kusii fidaya qaybo kamid ah xarumaha … More
Raisal wasaraha Somalia oo maanta la shiray Xildhibanada Beesha Haawiye in ay cod siiyaanna ka codsaday
Kulankaan oo uu manta Ra’iisul wasaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre uu la qatay Xildhinabaanno ka … More
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo is casilay (Akhriso warqada is casilaada)
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii dowlad goboleedka Galmudug, sababo la xiriira … More
Xildhibaano Maanta ku dhaartay Kitaabka Qur’aanka si ay uridaan Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele
Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah isugu yeeray Xildhibaanada kasoo jeeda Beesha Muddullood
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah ugu yeeray xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha Mudullood. … More
Ciidamadii Gaadoodsanaa oo ka baxay xarunta Barlamanka Puntland
Ciidamo gadoodsan oo saacado kooban gacanta ku hayay xarunta Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe ayaa faarujiyay goobtaas kadib wada-hadal ay … More
Wasiirada loo sadaalinnayo in ay ka mid noqdaan Golaha wasirada cusub ee Somalia
Waxa la sadallinaaya in wasiiradan hoos ku qoranni in ay ka mid noqdaan Gollaha wasiirada ee uu soo dhisaayo Raisalwasaraha … More