Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faraamjo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War … More
Month: May 2017
Wasiirka maaliyada Soomaaliya ayaa ka warbixisay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilka haayay
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Shirka Beesha Biciida Shaacisey Ee Khilaafku Ka Taagan Yahay
DIYAARAD KU BURBURTAY GAROONKA DIYAARADAHA EE AADAN CADDE EE MAGAALADA MUQDISHO
Fahad Yasin oo lo magcabayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada Somalia
Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin oo ah saaxibka Madaxweynaha … More
KHUDBADII MADAXWEYNAHA PUNTLAND EE CALEMA SAARKA M/GALMUDUG
Dadka danyarta ah ee Degmada Badhan oo Deeq Raashin ah loo qaybiyay
“MAADAAMA AAN AHAY ODAYGII GUUD EE BEESHA WAXAA IGU WAAJIB AH INAAN SOO FARAGELIYO DARAFYADA KU BAAQAY LABADA SHIR EE IS KHILAAFSAN”
Boqor Cismaan Aw MAxamuud (Buur-madow) oo kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland, gaar ahaanna gobollada Togdheer, Sanaag iyo Saraar ayaa ka … More
Sida xaqdarada ahayd ee loo qaybsaday Golaha Barlamanka Puntland iyo Kuwii Saxiixay Xaqdaradaas
Sidee loo qaybsadey Xildhibaanada Golaha Wakiilada PL? Asaaskii Puntland waxaa lagu dhisey Axdi ay ka shaqeeyeen khubaro aqoon durugsan u … More
Dowladda Qadar oo farmaajo ku qasabtay in fahad yaasiin uu xil culus uga magacaabo madaxtooyada
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Fahad Yaasiin u magacaabay lataliyaha amniga ee Madxweynaha Soomaaliya. Magacaabista … More
Juba land Labo Xildhibaan oo Xilka qaadis deg deg ah lagu sameeyay
ildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxay xilkii ka qaadeen oo kalsoonidii Xasaanada kala noqdeen Labo Xildhibaan oo katirsanaa Maamulkaasi. Kulan ka … More
Shirkii Nabadaynta Beelaha Wallaalaha ah ee Waad Dega konfurta Sool oo Maxkamadiisii Billaabmatay
DAAWO WIILKI U DHALAY GUDOOMIYIHI HORE BAANKA SLAND OO KA HADLAY GURIGA LAGA SAARAYO QOYSKOODA
Qarax xooggan oo ka dhacay Magalada Jowhar
War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay magaaladda Jowhar ee xarunta … More