Madaxweyne Farmaajoo oo aan soo booqan waddadii Ceel daahir Ceerigaabo kanna soo degin laamigii Dheeraa

Waxaa maanta bilshada reer Makhir ku dhacay niyad jab ka bacdi markii ay isu diyaariyeen in ay soo dhoweeyaan madaxwaynaha Somalia M A Farmaajo loonna sheegay in u soo booqanaayo Jidka ay aadka ugu hanweenaayeen ee Ceel Daahir Ceerigaabo indhohiisana ku soo arki doonno laakiin nasiib daro may dhicin oo laamigii dheeraa ee Qardho Boosaaso kama soo leexan waxa uu yare istaagay Ceeldaahir oo uu Suldaan Sacid ku soo dhoweeyey  iyadoo Sabbabta uu Suldaanku halkaas u taagnaa ay ahayd inuu laamiga ka dejiyo soonna tuso waddada cusub laakiin taasi ma dhicin horuu u socday illa Bosaaso

,Waxa dib ugu soo noqday Magalada Badhan Gallabta shacabkii saaka salladi ka kalahay oo niyad jabsan

Waana ku wan sawiraddii diyaar Garowgii bulshada ree Maakhir oo illa maanta bacadka taagnaa oo islaha madaxweynihiinna aya idin soo booqan doonna

Ali Abdi (Bosaaso

 

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s