Wasiir-Ku-Xigeen wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in hal Kombiyuutar oo kaliya uu yaallo Istuudiyaha Telefishenka qaranka Somaliland oo ay ku … More
Month: February 2018
Wasiirka Amniga Khaatumo Ayaa Ka Hadlay Halkay Ku Danbeysay Wada Hadaladii Somaliland Iyo Khaatumo
Dhalinyaro lagu qabtay dagaalo ay ciidammada Puntland la galeen xooggaga Alshabaab oo sanadkii 2016-kii duulaan ku qaaday deegaano halkaas ku yaala ayaa lagu soo waramayaa in ay ka baxsadeen xarun lagu hayay oo Garowe ku taala.
Dhalinyaro lagu qabtay dagaalo ay ciidammada Puntland la galeen xooggaga Alshabaab oo sanadkii 2016-kii duulaan ku qaaday deegaano halkaas ku … More
Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac Oo Ka Hadlay Mashruuca Biyaha Ee Xunbo Wayne iyo Heshiisyaddii Khaatumo iyo SL
Madaxweynihii Hore ee Somaliland oo boqasho ku tegay waddanka Emaraadka Carabta iyo Wasiir Sacad cali shire oo isna halkaas Gaasdhay
R/W Khayre o si Maqaam hoose ah loogu soo dhoweeyey Wadanka Emaraadka
Wafdigii uu horkacayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa fiidkii gaaray Magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga … More
Dad aad u tiro badan oo ka qaybgallay Aaskii Shiikh Abdalla Shiikh
Waxaa maanta laggu aasay xabaalaha Naasahsblood ee magallada Hargeisa Shrleikhii Waynaa oo aad loogga yiqiinnay Dhulka somalida khaas ahaan … More
TACSI – Geeri naxdinleh – ( Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Shiikh Abdalla Shiikh Barkhadle
Waxaan halkan Tacsi uga Dirayna dhamaan qoyska Reer Shiikh Barkhadle waxaanna uga tacsiyadaynayna Geeridii naxdinta Lahayd ee Saaka ku … More
AGAASIMAHA WASAARADDA GAASHAANDHIGA o ka WARAMAY SIDA AY U MEELEEYEEN HAY’ADDIHII LA HOOS GEEYAY WASAARADA NDA, SMAC IYO NDRC
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Jamaal Cabdilaahi Muxumed ayaa wargeyska Foore uga waramay sida ay Wasaaraddiisu u nidaamisay maamul … More
XUKUUMADDA SOMALILAND OO HAKAD GALISAY DHISMAHA SALDHIGGII MILATARI EE AY DAWLADA IMAARAATKU DHISMIHIISA KA WADAY GAROONKA DIYAARADAHA MAGAALADDA BERBERA IYO CIDDA AMARKAN BIXISAY
Warar lagu kalsoon yahay oo Xalay Wargeyska Foore ka soo gaadhay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa daaha ka … More
Musharaxiinta Madaxtinimada Puntland oo C/wali Gaas uga digay mudo kororsi, Xaaladda Tukaraq
War qoraal ah oo ay soo saareen siyaasiin si weyn looga yaqaano Puntland horeyna u soo qabtay xilal kala duwan … More