Dakadda Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenar Qamri ay ku jiraan

Wararka naga soo gaaraya Dakadda Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka dowladda ee ku sugan Dakadda , ay gacanta  ku dhigeen Kunteenar ay ka buuxaan Qamri.

Ciidamada ayaa qabtay Qamriga  kadib markii Baaris lagu sameeyay Kunteenarkaasi laga shakiyay.

Saraakiisha ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida ee ka hawlgala Dakadda Muqdisho, ayaa amray in Khamrigaan aanan laga bixin Karin Dakadda, waxaana lagu wadaa in Saxaafadda loo soo bandhigo.

Ciidamada ammaanka ee ka howlgalla Dekedda ayaa bilihii lasoo dhaafay si weyn u adkeeyay Ammaanka Dekedda Muqdisho, waxaana ay baaris ku sameeyaan Waxyaabaha kasoo degaya.

Dhawaan ayay aheyd Markii Dekedda Muqdisho ciidamada Booliska ay kusoo bandhigeen raashin dhacay oo la doonaayay in laga soo saaro Dekedda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s