Xildhibaano sheegay inuu bur buray Mooshinkii laga soo gudbiyay Gudoomiye Jawaari

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo la magac baxay Guddiga Badbaadada Baarlamaanka, ayaa xalay kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho, waxa ay soo saareen Qodobo ku aadan inuu bur buray Mooshinkii laga soo gudbiyay Gudoomiye Jawaari.

Xildhibaanadan oo xalay ku shiray Xarunta Villa Hargaysa, ayaa kulankooda wuxuu qaatay saacado, waxayna ugu dambeyn sheegeen in Mooshinkii Jawaari uu burburay.

Mahad Cabdalla Cawad Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ayaa todobaadkan sheegay in Mooshinka loo codeynaayo 28-ka Bisha oo shalay ku beegnayd.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s