Oday Mohamed Hasan Somali oo dib ugu soo laabtay UK lana kulmay qaar ka mid ah Jalliyada Makhir UK

Qaar ka mid ah jalliyadda Makhir UK ayaa shallay haddimo sharafeed ugu sameeyey Galbeedka London Oday ka mid ah Jalliyadda oo muddo labbo sanno ah ku maqnaa Waddankii .Oday Mohamed H Somali oo u waraamayey odayaasha ayaa ka sheekeeyey xaaladda waddankii ku sugnaa

Isaggoo aad ugu booriyay dadka uu la kulmay in ay ka qayb qaataan horumarka Waddanka  siiba in ay jeebkoodda u furaan Waddada Ceeldaaahir-Ceerigaabo  oo haddii ay dhamaato wax wayn kusoo kordhin doonta  Dhaqallaha Gobolka Sanaag

Waxa kalle oo Oday Mohamed Hasan Somali ka waramay doorashooyinka ku soo foolle Soamliland oo uu yiri waxaa dhowaan loo dareerayaa Doorashooyinka Gollaha Shacabka Somaliland iyaddoo dib loo furaayo Is diwaangellintii markaa waa in si mug leh ay isu diwaangelliyaan shacabka reer Makhir oo aysan dhicin siddii dhacday tii Doorashada Madaxweynaha oo dad an ka badnayn 6000 iska diwaan gelliyeen goobaha diiwaangellinta, waxxana uu sheegay in uu si dhaso ah dib ulaaban doono si uu Baraarujin ugu sameeyo shacabka reer Makhir

Waxa rajo fiican ka muujiyay horumarka ka socda Waddankii isaggo haddalkiisii ku soo koobbay in waddankii loo noqdo oo wax lagga qabsado

Waxa kalle oo uu sheegay in uu sallaan ka sido Wasiirka Gashaandhiga Somaliland Wasiir Ciise Xawar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s