Fanaanada Sahra Axmed Jaamac oo ku geeriyootay Magaalada Hargaysa

Waxaa Magaalada Hargaysa ku geeriyootay goor dhaweyd Fanaanada Sahra Ahmed Jaamac oo muddooyinkii dambe ku xanuunsaneysay Magaalada Hargaysa.

Dhaqaatiirta Isbitaalka Magaalada Hargaysa ayaa xaqiijiyay geerida Fanaanada, xilli muddooyinkii dambe ay aheyd Bukaan jiifay Sariirta, dhaqaatiirtana ay la tacaalayeen.

Ehelada Qaar ka mid ah Allaha u naxariistee Fanaanada Sahra Ahmed Jaamac, ayaa sidoo kale xaqiijiyay geerida Marxuumada.

Sahro Ahmed Jaamac ayaa lagu xasuustaa inay ka mid ahayd fanaaniintii Hobolada Qaranka Waberi kuwoodii ugu codka macaan  Ee Sida weyn looga jeclaa dhulka Soomaalida.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s