C/Qaadir Cosoble Cali oo kamid ah xildhibaanadda DFS, balse ahaan jiray nin hogaamiyo kooxeedyada gacansadata ka tirsan ayaa waxaa uu sheegay in wararka iscasilaadda ah ay yihiin kuwa aan rasmi aheyn.

Wararka Goordhow ay soo baxeen wararka sheegaya in Gudomiye Jawaari lagu qanciyay inuu iscasilo iyada oo arintani beesha caalamka ka danbayso, ayaa waxaa arintaas ka hadlay xildhibaanada taageersan.

Fariin uu Bogiisa Twiitter-ka soo dhigay siyaasiga C/Qaadir Cosoble Cali oo kamid ah xildhibaanadda DFS, balse ahaan jiray nin hogaamiyo kooxeedyada gacansadata ka tirsan ayaa waxaa uu sheegay in wararka iscasilaadda ah ay yihiin kuwa aan rasmi aheyn.

Waxaa uu sidoo kale, sheegay inuu la xariiray Gudoomiye Jawaari, isla markaana uu usheegay inuusan iscasli doonin ilaa sharciga lagu kala baxo. Tani waxay si cad u sheegaysaa in C/qaadir Cosoble uu yahay ninka ugu dhibka badan ee dalka galiya isaga oo lacag aad u tiro badan ku bixiyay inuu gabi ahaaba dumo dowladdii dhamayd ee dalka ka jirta isaga oo isticmaalaya lacagtii uu dalka ka aruursaday xiligii aysan dowladdu jirin.

Dagaal ooge C/Qaadir Cosoble Cali ayaa ku caan baxay inuu maal galiyo al-shabaab oo mudo dheer ku dhexjiray inuu dowladdiba aysan ka dhalan waddanka iyo sharci kala danbayn ah. waana tan keentay inuu isku diro Hogaankii sare ee waddanka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s