Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gurigiisa ku booqday guddoomiyaha xilka iska casilay ee baarlamaanka

Ra’iisal wasaare, Xasan Cali Kheyre ayaa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha baarlamaanka ee is casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Booqashadaan Ra’iisal wasaare Kheyre ee guddoomiye Jawaari ayaa aheyd mid ay isku cafinayeen isla markaana xalay dhalay uga wada noqon lahaayeen khilaafkii siyaasadeed ee aakhirkii isku casilay Jawaari.

Maanta oo  Arbaca ah ayaa a lafilayaa in Jawaari uu khudbad u jeediyo xildhibaanada kuna sheegayo iscasilaadiisa iyo dardaaran uu u jeedinaayo xildhibaanada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s