Dowladda Soomaaliya oo xayiraadii dhanka safarada ka qaaday Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in uu jiro wada-hadal toos ah oo u bilowday dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Wasiirka oo ka mid ah wafdigii madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in madaxda labada dhinac ay wada hadlayaan.

Hadalka wasiirka ayaa kusoo beegmaya xilli xiisadda siyaasadeed ee labada dal ay sii xumaaneysay maalmihii u dambeeyay islamarkaana ay iska ashtakeeyeen ilaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

DHAGEYSO WAREYSIGA WASIIR CAWAD:

https://www.voasomali.com/embed/player/0/4349740.html?type=audio

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s