Waxaa lagu dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 15 xubnood oo laga soo xulay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa lagu dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban 15 xubnood oo laga soo xulay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Guddigaan ayaa lagu soo xulay qaab beeleed, waxaana laga sugayaa inay ka shaqeeyaan doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cawad ayaa soo bandhigay shuruudaha Musharaxiinta isku soo sharaxday xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, isagoo xusay in musharaxiinta laga doonayo inay noqdaan Xildhibaano.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s