R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Toddobaadkaan sameynaya Isku-shaadheyn Golaha Wasiiradda Xukuumadiisa.

R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Toddobaadkaan sameynaya Isku-shaadheyn Golaha Wasiiradda Xukuumadiisa.

Xogta ayaa sheegeysa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa aad ugu mashquulsan qancinta  Beelaha 4.5 oo dhamaantood dagaal ugu jira Kuraasta Golaha Wasiiradaha.

Latashiyadii ugu dambeeyay ee Kheyre uu la sheegay qaar ka mid ah Beelaha Soomaaaliyeed ayaa kusoo dhamaaday Khilaaf iyo kala fogaansho, iyadoo Ra’iisul wasaaraha uu ku guuleysan la’yahay qancinta beelahaasi.

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa inoo sheegay in Kheyre uu waqti hore qorsheynayay inuu wasiiradda cusub magacaabo laakiin dhibaatada heysata ay tahay isfaham waa iyo qancin la’aan kala dhaxeysa beelaha qaar.

Si kastaba ha ahaatee waxaa laga war dhoorayaa halka uu ku dambeyn doono khilaafkan iyadoo inta badan beelaha Soomaaliyeed ay saluugaan xilalka ay dowlada ka helaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s