Somaliland o u dabaaldegaysa 18 mey aya lagga qabsaday Tukoraq laascanoodna lagu socdaa

Wasiir kuxigeenka warfaafinta ee Puntland ayaa xaqiijiyay inay ciidamada Puntland ay la wareegeen Tukaraq ee gobolka Sool. hadana ay kusii siqayaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiirka ayaa hadal uu soo dhigay bartiisa Facebooka ku sheegay sidaasi, iyadoo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland ay ka socdaan duleedka Tukaraq.

Wasiir Cabdirisaaq: “Ciidamda difaaca Puntlnad waxay la wargeen Degmada Tukaraq ee Sool, waxayna ku sii siiqyaan Magaalda Laascanood

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s