Shirkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo laga soo saaray War-Murtiyeed

Shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee ka socday magaalada Baydhabo ayaa la soo geba-gabeeyay,isla markaana laga soo saaray war-murtiyeed.

Waxaa uu ahaa Shirka kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada, iyadoo looga hadlay shirka arrimaha amniga, siyaasadda federaaleynta iyo arrimo kale.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen xiriirka sii xumaanaya ee dowladda Federaalka, Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga, waxa ayna tilmaameen in loo arko in dowladda dhinac la safatay khilaafka dalalka Khaliijka.

Hadaba hoos ka akhriso War-murtiyeedka oo dhammeytiran

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s