Raisul Wasaare Kheyre ayaa magacaabay wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal , qabaailada ay kasoo jeedaan 13 ruux ee la magacaabay wa kuwan

Raisul Wasaare Kheyre ayaa magacaabay wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaan waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonaa qabaailada ay kasoo jeedaan 13 ruux ee la magacaabay.

Wasiirada la magacabay

1. Hassan Moalim Hussein Wasiirka Diinta iyo owqaafta. Beesha –  Dabare – Digil iyo Mirifle 

2- Hassan Ali Mohamed Wasiirka Gaashandhiga Beesha – Yantaar – Digil iyo Mirifle

3. Dahir Mohamud Gelle Wasiirka Warfaafinta Beesha Abgaal waceysle Hawiye

4- Abdi Aziiz Abdullahi Mohamed Wasiirka Tamarta iyo biyaha – Beesha – Hariin – Digil iyo Mirifle

5- Hamza Saciid Hamza Wasiirka Gargaarka iyo masiibooyinka – Beesha Tunni – DIGIL IYO MIRIFLE

6- Abdi fitah Mohamed Ibrahim Wasiirka wasaarada Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Beesha leysaan – Digil iyo Mirifle.

Xubnaha loo magacaabay Wasiir Dowlayaasha: 

1-.Dahir Abdi Abdullahi Wasiir Dowlaha Wasaarada ganacsiga Beesha Eelaay – Digil iyo Mirifle

2- Mohamud Mohamed Bonow Wasiiru Dowlaha Amniga Beesha – Hadamo – Mirifle

Xubnaha loo magacaabay Wasiir ku xigeenada:

1- Isxaaq Mohamed Mohamud wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Beesha shanta caleen – Digil iyo Mirifle 

2- Adan Isxaaq Ali Wasiir ku xigeenka Warfaafinta. Beesha JIROON – Mirifle

3.-Abdirahman Idan Yonis Wasiir ku xigeenka Boostada iyo isgaarsiinta Beesha Dir

4-.Mohamed Saciid Abdullahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Beesha Begedi  – Digil iyo Mirifle 

5.-Abdirashid Mohamud Hassan Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka beesha shanaad.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s