Nin u Dhashay wadanka Pakistan ayaa dabaqa sadexaad ee Xaramka iska soo tuuray,,,,

Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inuu Xaramka ka dhacay fal naxdin leh kadib markii uu nin iska soo tuuray Dabaqa Xaramka Maalintii Jimcaha ee Shalay aheyd oo ay taariikhdu ku beegneyd 08 June.

Illo wareedyo ayaa sheegayo in shakhsiga iska soo tuuray xaramka ee naftiisa dilay uu ahaa 26 jir, waxaana weli socdo baaritaan ku aadan sababta ku kaliftay inuu naftiisa haligo, waxaana lasoo bandhigay muuqaal yar oo muujinayo xilligii uu iska soo tuurayey dabaqa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s