Nuxurka Raalli gelin uu TVga Bulsho ka Bixiyey War Kusaabsan Wasiirka waxbarashada OO ay Dhawaan baahiyeen

Telefishanka caalamiga ah ee Bulsho TV OO ka mid ah warbaahinta muuqaalka ah ee fadhigoodu yahay magaallada Hargeysa ee xarunta JSL ayaa raalli gelin buuxda iyo xaal gole joog ah ka bixiyey war ayaa dhawaan ka baahiyeen wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL orod. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) kaasi OO ku saabsanaa barnaamij aqooneed ayaa wasaaradda iyo TVgu Iska kaashadaan baahintiisa OO la yidhaahdo AQOONJIRE kaasi OO  maamulka TVga BULSHO uu Halad geliyey baahintiisa kadib markii is afgaran waa dhex maray masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo mulkiilaha TVgaasi uu sababo in ay shaaciyeen in ay baahintiisii joogsatay Amar wasiir Faratoon kasoo baxay dartii,in Inkastoo markii dambe la xaliyey arrintaasi isla markaana Dib loo bilaabay waxana dhacday in TVga Bulsho uu wax ka sheego siyaasadda hoggaamineed ee wasiir Faratoon ka istaagay barnaamijkan maadaama OO heshiis sanno ah uu TVgu la galay masuuliyiintii wasiir Faratoon
xafiiska uga horeysay.

Hayeeshee TVga Bulsho ayaa caawa war muuqaal ah oo kooban OO uubaahiyey ku sheegay in amarka lagu joojiyay barnaamijkaasi aanu kasoo bixin wasiir Faratoon hase yeeshee uu sifo qaldan TVga Bulsho uga baxay warbixinta lagu galiyey sidaasi OO ayaa tahayna ayaa wasiirkagelin buuxda ka sinayaan khaladkaas OO ah mid ka yimi dhinacood.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s