Dhaxal sugaha Emaratka Abudhabi M Bin Zayed oo booqday Addis shalay iyo Aby Ahmed R/W Ethiopia oo maanta Boqasho degdeg ah ugu baxay somalia iyo afar Dekadood oo Somalia ku yaala oo la maalgellinaayo,,,,

Dhaxal sugaha Emaradka Mohamed Bin Zayed ayaa shallay boqasho maalin qaadatay ku tegay Addisabab waddanka Ethiopia waxanna si fiican u soo dhoweeyey R/W Ethiopia waxanna lakala saxiixday heshiis sheegaya in Emaradku ay 2 Bilion dolar deposit ahaan u dhigaan Bangiag dhexe ee Ethiopia si aan sarifka lacagta birtu hoos ugu dhicin waxa kalloo heshiiska ka mid ah hal bilion oo dolar oo mashariic lagaga hirgellinaya wadanka Ethipia

Haddaba waxa is waydiin leh maxa isku soo beegay Boqashada degdeg ah ee R/w ethiopia uu ku tegay Muqdisho maanta iyo tii shallay uu Dhaxal suguhu ku tegey Addisabab shallay

IMG-20180615-WA0055.jpg

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s