Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Oslo ee dalka Norway,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Madasha Oslo Forum oo ah shir sanadle ah oo ay qabato Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway.

Shirkan ayaa socon doona 19-20 June waxaa lagu casuumay Madax iyo Mas’uuliyiin ka socda Hey’addo iyo ururo caalami ah, waxaana Madaxda ka qeyb galaya ka mid ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutteres.

Arrimaha shirka looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah caqabadaha ka jira dunida saddexaad, doorka nabad dhisida dalalka ay colaaduhu ka jiraan, arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa markii u horeysay tagaya dalka uu dhalashadiisa heysto ee Norway oo uu ku noolaa muddo, waxaana la filayaa in Madaxda dalkaas inuu

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s