Boqortooyada sacuudiga oo lix wadan oo Africa ah hub u gadaysa

Boqortooyadda Sacuudiga ayaa la sheegaya in ay hub u gaddayso lix waddan oo Africa ah wadamadaas oo kala ah Niger.Mali .Jabuti.Burkinafaso. Muritania.iyo wadanka Chad

Sida lagu qoray Barta Internetka ee sida la sheegayao waxa nasiibka uGu baddan ee hubkaas helli doonta wadanka Jabouti hubkaas jabouti loo iibinayo oo lagu qiyaasay $250 million.Hubkaas waxa uu ka iman donna wadanka france oo ay boqortooyadu heshiis kulla gashay

Shanta waddan oo kale iyagga hubkoodda waxa lagu qiyaasay $30 million.Sida barta laggu qoray waxa la sheegaya in dhowaan  Dowlada Jabouti ay sheegi doonto in wadanka sacudiga loo fasaxay in uu meeshuu rabbo ciidankiisu ka isticmaali karo xeeebaha dheer ee wadanka Jabouti xerooyin ciidanna ka samaysan karo

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s