Deegaannada PuntlandWaxaa ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya

Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo ay si dhuumaaleysi ah uga tahriibaan.

Safarka muhaajiriinta ayaa ku soo beegmaya xili ay cimilada magaalada Boosaaso aad u kulushahay, safarka badduna uu adag yahay maadaama lagu guda jiro bilihii bad xiranka.

Tiradii ugu badneyd ee tahriibayaasha ayaa maanta waxay lug ku mareen waddada dheer ee laamiga ah ee dhex marta degmada Carmo oo 100 Km u jirta magaalada Boosaaso.

Agaasimaha hay’adda daryeelka mujaahiriinta Puntland Maxamuud Sheekh Ciid ayaa VOA u sheegay in mudo Laba bilood ka yar ay Puntland soo gaareen dad ka badan toddoba kun oo qof.

Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horreyn weydiisay agaasimaha tirada ugu danbeysay ee maanta ku wajahan magaalada Boosaaso.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s