Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibeda ee Somalia oo Boqasho ku jooga Wadanka Kuweit

Wasiirka Arimaha Dibeda Somalia Ahmed Ciisw Cawad ayaa booqasho rasmi ah ku joogga waddanka Kuweit,Wasiirku intii uu boqashadda ku joogay Wadanka kuweyt wax uu la kulmay  Amiirka Kuwait Shiikh Sabah Al Ahmad Al Sabah   ,Wasiirka Waxbarashada kuweit Hamud Alasmi,iyo Wasiirka Arimaha Dibedda

Waxyaabaha uGu wayn oo wasiirku kalla hadlay Amiirka iyo madaxda uu qaabillay waxa ka mid ahaa siddii loo dhamaystiri lahaa mashariic ay hore ugga fulliyeen wdanka Somalia khaas ahaan Madarka magalada Garowe iyo Jamacadda  Makhir ee Badhan

Wasiirku intii uu boqashada ku joogay wdanka kuweit waxa kale oo uu qabilay Madaxa hayadda Kuweit Fund oo ah hayaddii hirgellisay Mashariicdaas

Waxa lagga rajo qabba in Amiirka Kuweit uu jawaab ka soo bixin doonno mashariicdas haddii ilahay idmo waayo wa mashariic wax weyn ka tari doona horumarka IMG-20180626-WA0024.jpg

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s