Wafdi ka soo Kicitimay Emaradka Carabta oo ka soo degay Degmada Badhan

 

Magaalada Badhan  ee xarunta gobolka Gobolka Sanaag ayaa maanta waxaa ka soo degey wafti ballaaran oo ka socda wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Waftigaani ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Badhan  ku soo dhoweeyey Suldaan Sacid Suldaan  iyo qaar kamid ahCaaqilada  waaweyn ee ka soo jeeda

Gobolka Sanaag

Suldaanka Guud ee Makhir ayaa inta ka bacdi hadhimo sharafeed u sameeyey Wafdiga ka soo kicitimay Emaradka Carabta.Intaanay Badhan oo gaadhin waxa ay soo mareen Degmada Qardho oo ay kulla soo kulmeen Boqor Burhaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s