Jalliyadda Reer Makhir ee Dalka Kuwayt oo maanta hadhimosharafeed ku soo dhoweeyey R/w Hore ee Somalia Ali M Geedi

 

 

 

Jaliyadda Makhir Kuweyt ayaa hadhimosharafeed ku qaabillay Raisalwasarihii Hore ee Somalia Cali M Geedi oo hadda boqasho ku jooga Magalada kuweyt

Jalliyadda oo ay horkacayaan odayaashooda ayaa halkaas waxa laysku dhaafsaday haddallo dhaxal gala h oo dan u ah labbada reer ee kalla degga Bariga iyo Konfurta Soamlia waxanna laga sheekeeyey intii uu ahaa cali M Geedi raisal wasaraha Soamlia waxa qabadkii degdeg ahaa ee Soamlia ku tallaabsatay ugunna wayneyd Soo raritaanka dowladda Soamlia loo soo raray Madaxtooyadda Soamlia

Waxa halkaas iyanna haddalo soo dhoweeyn ah ka jeediyay odayaal ay ka mid yihiin Husein Bidaar.Ismail Botan.M J Qablan.Ahmed Jibriil iyo odayaal baddan

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s