Shir loogu diyaar garoobaayey Soo dhoweynta Musharaxa Puntland farax c shire iyo wax garad ka soo horeeyey oo Badhan ka dhacay

Waxa maanta ka dhacay Degmada Badhan shir ay isugu yimaadeen guurtida magalada iyo Odayal iyo wax garad ka soo kicitimay Magaladda Bosaaso .

Odayaashaas oo ahaa wafdi ka soo hormaray Booqasho la fillayo in uu dhowaan ku yimaado magalada Badhan musharaxa Madaxweynaha Puntland ee Sanadkan dhamaadkiisa Farax Cali shire horena u soo noqday wasiirka Maaliyada Puntland

Odayaashaas ay isku beesha ka soo jeedaan musharaxa ee shirka lagalay odayaasha iyo waxgaradka degmada badhan waxa uu jeedkoodu ahaa siddii tageero looggu helli lahaa Musharaxa laysunna garab taaggi lahaa sannadkan

wafdigaas odayaasha ah oo maanta u ambabaxay xagga iyo Ceelbuh,Dhahar  magalooyin baddana sii amri doobba

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s