Xaflad soo dhoweeyn ah oo galbeedka London loogu sameeyey Garaadka guud ee Dhulbahante

waxa shallay oo bishu ahayd 18/07/18 looggu sameeyey Galbeedka magalada London xaflad aad loo soo agaasimay  Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad jamac Garaad Cali waxanna xafladaas soo abbaabullay oo u ku sharfay garaadka Jalliyadda Reer Makhir ee UK

Waxa xafladas ka soo qaybgallay  odayaal aqoonyahanno dhallinyaro waxaan ka muuqday Jawi ad ufiican,Intaas ka bacdi waxa halkaas ka billaabmay is xoogwaraysi waxaanna hadalka billabay odayga Jalliyada Makhir UK oday Hasan Somali oo ka waranmay u jeedada xafladda sheegayna in ay tahay soo dhoweeyn loo samayey Garaadka guud oo beryahanba Boqasho ku joogay London

waxanna uu sheegay in wixii is waraysi ah Xilli dambe loo ballamayo ee hadda tani ay tahay soo dhoweeyn uun, waxa isna hadalkii qaatay oday Cabdirashiid Cali garaad oo isna hadallo soo dhoweeyn ah halkas ka jeediyay,  odayaasha meesha ka hadlay wa badnaayeen Oday Ciise Cabdale, Jamac cartan. Mohamed Cabdirahman ,Cabdillahi gadhle waxa hadalkii soo khatimay Garaad Jamac oo ka mahadnaqay casumadaas sheegayna in labadan reer yihiin laba reer oo wadda dhashay dhibatada mid ku dhacdana ay ka kale ku dhacayso  waxanna uu sheegay in loogga bixi karo dhibaatooyinkan Jira  in la ducaysto lanna midoobo  waxanna uu ku soo gabagebeeyey Duco

Waxayna xafladaas ku soo dhamaatay wannag iyo qalbifurnaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s