Gudoomiyaha Barlamaanka Puntlad A A xaashi oo boqasho ku jooga dalka Kuwait

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland aya booqasho ku jooga wadanka Kuwait Gudoomiyuhu intii uu halkaas booqashadda ku joogay waxa uu qaabillay Gudoomiyaha Ururka Bisha Cas ee waddanka Kuwait Abdulrahman Alcoon ,waxayna isla soo qaadeen labada gudoomiye siddii Ururka bisha cas ee Kuwait iyo maamul goboleedka Puntland ay isagga kaashan lahaayeen xagga mucawinooyinka

waxa isla magalada Kuwait hadhimo sharafeed uGu sameeyey Gudomiye A A Xaashi jalliyadda Puntland ee wadanka Kuwait,waxanna uu gudoomiyuhu ugga waramay Xaaladda Dhulkii uu ka yimi waxanna uu ku booriyey Jalliyadda in ay waddankii yimaadaan mashariicna la yimaadaan waxanna uu ballan qaaday in dowladda Puntland ay wax la qabanayso qof kasta oo mashariic waxtar ummada u leh la yimmaada

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s