Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhowayd gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada u ah Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhowayd gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada u ah Puntland. .

Markii Ra’iisul wasaaraha uu gaaray magaalada Garoowe waxaa si habsami leh ugu soo dhaweeyay masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Cali gaas,wasiiro kamid ah golaha xukuumada iyo qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Garoowe.

R’iisul Wasaaraha ayaa shacabka kula hadlay barxada weyn ee magaalada Garoowe halkaas oo ay ku sugnaayeen boqolaal kamid ah shacabka magaaladaasi Garoowe isagoona ka mahadceliyay soo dhweynta diiran ee loogu sameeyay Garoowe.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s