Abaanduulihii Saldhiga Sadexaad ee Ciidanka qaranka ee G/Sanaag G/le sare Gamaal Baaxad oo wata laba cabdi bile iyo Hal ambalance ah ayaa ku biiray Jabhadda Col Caare

Abaanduulihii Saldhiga Sadexaad ee Ciidanka qaranka ee G/Sanaag G/le sare Gamaal Baaxad oo wata laba cabdi bile iyo Hal ambalance ah ayaa ku biiray Jabhadda Col Caare

Abaandulihii Ciidamada Qaranka Gobalka Sanaag Gaashanle Gamaal Baaxad Oo Goostay isaga Oo Ku Biiray Jabhad Hubaysan Oo Qardho Uu Ku Haysto Taliye Caare Oo Ay Isku Degaan Kasoo Jeedaan+ Hanti qaran Oo Jsl Lahayd Oo La Fakaday XASAASI

Ilo lagu kalsoon yahay Oo Ku Dhawdhaw ayaa Sheegaya In Uu Goostay Gaashanle Gamaal Baaxad Oo Hadda Ahaa Abaandulaha Ciidamada Milatariga Saldhiga Sadexaad Ee Gobalka Sanaag Halkaasi Oo Uu Bedellay Amase Taliska Ciidanka Qaranku U magacabay Xilka Abaandulka Markii Gaashanle Dhexe Caare Oo Isku Degaan Ay Kasoo Jeedan Uu Bilo Kahor Xilkaa Iyo Xayndaabka Ciiidanimo Ee Jsl Uu Ka Baxay…..

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s