Axmed Shidde ayaa loogu doortay kulan ka dhacay magaalada Addis Ababa inuu noqay Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethiopia.

Axmed Shidde ayaa loogu doortay kulan ka dhacay magaalada Addis Ababa inuu noqay Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida Ethiopia.

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethiopia ayaa xilkan ka bedelaya loo Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xilkaasi hore u hayey.

Magacaabista Axmed Shide ayaa waxa ay soo afjaraysaa saameynta uu ku leeyahay siyaasada dowlad deegaanka soomaalida Ethiopia Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar oo hore loogaga qaaday xilka Madaxweynaha balse ku adkeysanayay inuu sii ahaado hogaamiyaha xisbiga talada haya.

Xaalada magaalooyinka waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa degen tan iyo markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar waxaana rabshado ka dhacay magaalooyinka Jigjig iyo Diridhabe ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s