Gudidii Dariqa Ceeldahir-Ceerigaabo oo maanta qallabkii waaweyna ee Damurka iyo Jayga ambabixisay

Waxa saaka ka shiraacday Magalada Dekedda ah ee Bosaaso qallabkii waaweynna ee looggu tallo Gallay in ay dhamaystirto waddada Ceeldaahir Ceerigaabo qallabkaas oo aha Mushinaddii waaweynna ee damurka iyo jayga qallabkaas oo dhowaan soo gaadhay Bosaaso

Qallabkaas oo dhowaan lagga soo gadday wadanka India ka bacdi dadaal dheer oo ay galleen guddida wadada Ceeldahir ceeri  kharashka qallabkaasna ay ku deeqday Dowlad goboleedka Puntland….waxanna sawiradda ka muuqda guddidii oo sii sagootinnaysa Qallabkaas

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s