Magaalada Hargeysa ayaa Lagu Xiray Masuulin ka Tirsan Dowlada Soomaaliya

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Hargeysa Ayaa Sheegaya In Magaalada Hargeysa Lagu Xiray Masuulin ka Tirsan Dowlada Soomaaliya oo Ka Dhoofayey Magaalada Hargeysa Sida Wararka Sheegayaan,Waxaana Ka Mid Ah Xog-hayahii Guud ee Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya.

Cabdicani Yaasiin maxamed  Ayaa la Sheegay In Lagu Magacaabo Xoghayaha Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa Iyadoona Ilaa Hada La Ogayn halka Lagu Xidhay Balse Waxaa La Xaqiijiyey Inay Ciidamada Maamulka Soomaliland Xabsiga U Taxaabeen.

Waxay Wararka Intaasi ku dayaan In Xiliga La Xirayey uu ku Sugnaa Airport -Ka Magaalada Hargeysa Lamana Oga Ujeedada Uu halkaasi U Tagey Masuulkani ka Tirsan Xukumada Faderalka Soomaaliya ,Xili Horay Hargeysa Lagu Xidhayey Masuulin Iyo dad Shacab oo Tagey Hargeysa.

Ilaa Hada Wax War kama Soo saarin Dowlada Soomaaliya Iyo maamulka Soomaliland Midkoodna Xadhiga Xog-hayahii Xafiiska Raysal wasaaraha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s