SL oo sii daysay Wasiiraddii Hore EE DDS oo hore Madarka Hargeisa looga qabtay

Ibraahim Aadan Mahad (Ibraahim-Sacad), wasiirkii hore ee waxbarashada, iyo Cabdijamaal Axmed Qaloombi, wasiirkii hore ee cadaaladda ee xukuumadii Cabdi Mxamuud Cumar uu hogaamin jiray ee DDSI ayaa  maanta la sii daayey ka dib markii dhawaan lagu xiray garoonka diyaarada ee Magaalada Hargaysa sidaas waxaa BBC u sheegay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirku waxa uu u sabeebay sababta loo xiray in Somaliland ay kusoo galeen Viso La’aan wax intaas faahfaahsana kuma uusan darin.

Wasiir ka tirsanaa xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar ayaa inta badan iska tagay shaqooyinkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay xadgudubyo xaga biniaadantinimada ah sidoo kalena ay dawlad deegaanka ka dhaceen rabshado kala duwan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s