Madaxweyne Xaaf:Dowladda Federaalka aad ayeey inoo gacan bidixeysay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay gacan bidixaysay maamulkooda.

Waxa uu tilmaamay Madaxweyne Xaaf in dowladda Federaalka aanay ka hayn mucaawinno iyo dhaqaale.

Sidoo kale, Xaaf ayaa ugu baaqay shacabka Galmudug inay isku tashi sameeyaan islamarkaana ay ka shaqeeyaan dib u dhiska iyo bixinta canshuuraha.

“Dowladda Federaalka aad ayeey inoo gacan bidixeysay, wax mucaawino ah kama hayno, dhaqaale kama hayno, hadda ka bacdi yeenaan ku tashan ee aan isku tashan, aan ka shaqeyno sidaan canshuur u uruurin lahayn, sidaan dib u dhis u sameyn lahayn, haddii beel caalam ka timid dowladda federaalka ayaa dhexda u joogta , noomana gacan furna.” Ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.

Madaxweynaha Galmudug ayaa marar badan ku dhaliilay dowladda federaalka arrimo ku aadan farogelin iyo wixii la mid

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s