Gudigii dariiqa Ceeldahir-Ceeri ayaa maanta Badhan soo gaadhay…

Gudigii Guud ee Dariiqa Ceeldahir-Ceerigaabo ayaa maanta safar gaaban ku soo gaadhay Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag

U jeeddada Gudiga ayaa ahayd siddi Dariiqu uu u Dhaafi lahaa badhan oo uu hadda joogo  loonna sii gaadhsiinlahaa Magalada Hadaaftimo iyio Halka uu sii mari doono aad baanna laysugu afgartay

Intaas ka bacdi waxay gudigu shir la qaadatay odayaasha iyo wax garadka Degmadda waxanna waxka waydiiyay halka uu maraayo dhaqaalihii lagga sugaayey dadka ku nool dhulka uu dariiqaas maraayo is waraysi dheer waxa uu shirkii ku soo dhamaaday is afgarad waxanna odayaashii halkaas ka hadlay qar ay qabsadeen in ay hal week lacagtii ku soo haggaagtay ku bixinayaan qaarna labo wiig ayay qabsadeen qaar bil laakiin waxa ka muuqatay niyadsami dakii halkas ka hadlay

Abdi ( Badhan)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s