Maxaa ka jira in Gen A Labba Gole taliyihii hore ee Liyu poliska DDS uu soo Gallay Dhinaca Somalia isaggoo baxsad ah

Wararkii ugu dambeeyey oo aan ka helayno deegaanada kuyaala xadka u dhaxeeya Soomaaliya (Puntland) iyo dawlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in ay shalay galab taliyihii hore ee ciidamada Liyuu Police-ka Jen, Cabdiraxmaan Laba-Go’ole kagudbay xadka u dhaxeeya labada dhinac, una gudbay dhinaca Soomaaliya.

Jeneraalkan oo ay wehliyeen ciidamo fara badan oo katirsanaa kuwa Liyuu Police-ka ayaa shalay kasoo gudbay gobalka Doollo, waxayna soo gaareen degmada Galxamur ee gobalka Doollood, halkaas oo ay uga sii gudbeen Qabalaha Dudun, ka dibna ka galeen xadka Soomaaliya.

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay majirto cida helisa ilaa hadda, balse wararka ayaa sheegaya in 20 baabuurta dagaalka ah oo uu watay Jeneraalkan ay dib ugu soo laabteen saldhigyadoodii ciidan oo ay hadda kusugan

Image result for Jen, Cabdiraxmaan Laba-Gole

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s