Abaandule Dhawaan U Goostey Jabhada Taliye Caare Oo La Sheegay Inuu Dib Ugu Soo Noqdey Ciidanka Somaliland

Abaan-Duulihii Saldhiga Saddexaad ee
ciidanka qaranka somaliland Gaashaanle dhexe Gamaal Maxamed Baaxad oo lagu waday inuu maanta dib ugu soo laabto ciidanka qaranka Oo hore uga goostay ayaa dib u dhac ku yimid,kadib markiilagu war galiyay in lawado qorshe Ay Xukuumadu ku xidhayso.

Wararka ayaa sheegaya in taliyahu hadda ku sugan yahay deegaanka hal-dhaagan oo Kaabiga U Saaran Deegaanka Kulmiye Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag,waxaana ay wararku intaas ku darayaan in goobta taliyahu joogo ay hadda ku sugan yihiin salaadiin Iyo Caaqilo ku qancinaya inuu dib ugu soo laabto Ciidankii Uu ka Tirsanaa.
Warar kale Oo ayaa sheegaya in Taliyuhu doonayo inuu dib u soo celiyo Gaadhi caafimaad oo horre ciidan isagu hogaaminayo Uga Dhaceen Magaalada Xiis iyo Maydh,balse aanu wadin qorshe uu dib ugu soo noqonayo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s