Shabaab oo sheegtay masuuliyadda qaraxii Xildhibaan Boorow gacanta uga goay

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay Muqdisho kaas oo lagu dhaawacay Xildhibaan ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya.

Al-Shabaab waxa ay sheegeen in weerarkaas ay iyaga ka dambeeyeen siina wadi doonaan weerarrada ka dhanka Golaha shacabka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow ayaa ku dhaawacmay weerar xalay ka dhacay Muqdisho kaddib markii uu ku qarxay qarax lagu xiray gaarigiisa oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Xildhibaan Mursal ayaa waayay mid ka mid ah labadiisa Gacmood, waxaana lagu dabiibayaa Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Qaraxa uu Xildhibaanka ku dhaawacmay waxaa sidoo kale ku geeriyooday Darawalkii Gaariga u waday XIldhibaan Maxamed Mursal.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s