Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho iyo Xaaladda oo faraha ka sii baxaysa,,,,

Jugta qaraxyada ayaa Goordhow waxaa laga maqlay degmooyinka gobolkan Banaadir,waxana sidoo kale Cirka isku-shareertay Uuro aad u farabadan.

Qaraxyada ayaa dad goobjoogayaal ah ayaa wax ay sheegayaan in ahaayeen laba Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ay ku qarxeen agagaarka Isgoyska Dabka ee Magalada Muqdisho,sidoo kalena la maqlayo rasaas farabadan.

Muuqaalo la soo dhigay baraha Bulshada ayaa wax ay muujinayeen Gawaarida oo wadada dhinaceeda ku gubanaya,waxaana la ogeyn  lagu weeraray qaraxyada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s