Wasiir Maareeye oo Xil muhiim ah u Magacaabay Cabdicasiis Ibraahim oo hore ugu fashilmay afhayeenimaddii…

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu dhintay Ninkii xilkaasi haayay oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Daahiye, Kaasoo ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

Cabdicassiis oo hore ugu fashilmay afhayeenimaddii wasarada Amniga

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s