Beesha ogayslabe oo maanta jeeg lacageed ku wareejisay Gudida Waddada ceeldahir

Waxa maanta oo bishu tahay 26/9 laggu wareejiyay Gudida wadada Ceeldahir-Ceerigaabo jeeg lacageed oo qdarkeedu yahay $130.000 lacagtaas deeqda ah oo ka timi Beesha Ogeyslabe  waxanna ay ka mid tahay fekerkii aha dariiqa waxa lagu dhisayaa Isku tashi  reer Puntland

Waxa xafladda lacag wareejinta ka soo qaybgallay Suldaanka Guud Suldaan Sacid Suldaan waxanna iyanna goob joog ka ahaa Garada Cabdilahi Cali Ciid iyo  Islaan Husein iyo marti badan oo kalle

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s